Ruushka oo xabsi dheer ku xukumay Sarkaal ka tirsanaa Ciidamada Maraykanka (Sawirro)

Maxkamad ku taalla Ruushka ayaa 16 sano oo xarig ah ku xukuntay Sarkaal horay uga tirsanaa ciidamada badda ee Maraykanka oo ay u haysatay dambi ah inuu basaasi jiray. Paul Whelan, ayaa lagu xiray hotel ku yaala Moscow 18 bilood ka hor, kaddib markii lagu helay xog sir ah oo dowladda Ruushka gaar u ahayd. … Continue reading Ruushka oo xabsi dheer ku xukumay Sarkaal ka tirsanaa Ciidamada Maraykanka (Sawirro)